Boqorka Sacuudiga oo si fool xun u bahdilay Wasiirkii ugu tunka weynaa dowlada

Salman Bin Cabdalcasiis oo ah Boqorka Sacuudiga ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa wasiirrada ka dib waxaa xilkii looga baddalay wasiirkii ugu tunka weynaa Xukuumada. Wasiirkii arrimaha dibadda Sacuudiga Caadil Al Jubeyr ayaa xilkaas laga qaaday, waxaana hadda laga dhigay wasiiru dowlaha arrimaha dibadda, xilkaasoo ka hooseeya jagadiisii hore. Tallaabadan oo u muuqata mid … Continue reading Boqorka Sacuudiga oo si fool xun u bahdilay Wasiirkii ugu tunka weynaa dowlada